Hal Wadaag cover art

Hal Wadaag

By: Ismail Ali Hassan
  • Summary

  • Boodhkastigani waa mid yoolkiisu yahey dadka in gaadhsiiyo aragtiyaha kala duwan ee nolosha, dhaqanka iyo taariikhdaba. Waxa barnaamijii bishii lagu soo martiqaadi doona 2 qof oo kala duwan. Qof walba waxaan ka wareysan doono qeybta uu aqoonta u leeyahey.

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    Ismail Ali Hassan
    Show More Show Less
Episodes
  • Bar bilawgii Umawiyiinta
    Feb 6 2024
    Taariikhda Islaamka waa mid gun dheer qurux badan. Aniga iyo Cabdicasiis ayaan sheeko wadaag aheyn, kana sheekeysaney bar bilawgii Umawiyiinta iyo sababaha keeney iney Umayiintu hogaankoodu bilaabmo, iyo dhamaadkii hogaanka Khaliifada rasuulka (naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato).

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    Show More Show Less
    51 mins
  • Shuuciyada iyo taariikhda dhaqaalaha casriga ah
    Jan 3 2024
    Dhaqaaluhu waa mid taariikh dheer leh, balse fahanka dhaqaalaha iyo aragtiyaha dhaqaaluhu waa mid inoo fududeyneysa fahanka bulshooyinka. Qeybtan Cabdinaasir oo falanqeeye dhaqaale ah ayaan ka wareysaney dhaqaalaha, diiradana ku saarney wareysigan Hanti-Wadaag, bar bilawga taariikheed, tiirarka Hanti-wadaag. Dhinaca kale waxaan ka hadalney dhaliilaha Hanti-wadaaga.

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    Show More Show Less
    1 hr and 2 mins
  • Isbadalka Cimilada
    Dec 25 2023
    Isbadalka Cimilada waa mid ka mid ah isbadalada ugu weyn ee dhacaya wakhtigeenan. Markan Hal Wadaag waxa noo casuuman Injineer.Hodo Axmed Saxardiid oo ah khabiir ka hadla isbadalka Cimilada iyo sababaha Isbadalka Cimilada.

    Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

    Show More Show Less
    59 mins

What listeners say about Hal Wadaag

Average Customer Ratings

Reviews - Please select the tabs below to change the source of reviews.

In the spirit of reconciliation, Audible acknowledges the Traditional Custodians of country throughout Australia and their connections to land, sea and community. We pay our respect to their elders past and present and extend that respect to all Aboriginal and Torres Strait Islander peoples today.