• SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Isniin 2 March 2026
    Mar 2 2026
    Warka maanta waxaa ka mid ah wararka dagaalka ay Maraykanka iyo Israel ku qaadeen Iraan iyo Xildhibaan Barnaby Joyce oo ka tirsan xisbiga One Nation oo ka digey dhibaato ku timaadda dhaqaalaha iyo kaydka shidaalka Australia, xiritaanka marinka Hormus awgeed.
    Show More Show Less
    5 mins
  • More than style: How First Nations fashion is growing in Australia - Australia Explained: Sida dharka (lebbiska) First Nations ugu fidayo Australia
    Mar 1 2026
    If you’ve spent any time in Australia, you’ve probably noticed how relaxed the style is. You might notice activewear, surf brands and casual clothes everywhere. But there’s another side to Australian fashion. Aboriginal and Torres Strait Islander designers have been creating clothes and accessories for thousands of years — and that work is very much alive today. You’ll see it on runways, in global fashion campaigns and in everyday clothing. Find out what makes First Nations fashion different, how it connects to the environment and what you should be aware of if you want to wear it. - Waxaa Australia ka jira nooc ama moodo kale oo dhar ah oo Australia lagaga lebisto, laakiin aanay dadka Australia soo degaa horey u ogaannin. Waana kuwa dadka dhulka loogu yimid ee Aboriginal-ka iyo Torres Strait Islander-ka oo la isku yiraahdo First Nations. Qaybtan Australia Explained, waxay ku baraysaa sida uu dharka dadka First Nations uga duwan yahay dharka kale, xidhiidhka ka dhexeeya cimilo-deegaanka iyo sida aad u taageeri karto hal-abuurayaasha dharke ee dadka First Nations.
    Show More Show Less
    10 mins
  • SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Jimce 27 February 2026
    Feb 27 2026
    Dowladda federaalka Australia ayaa maanta dhaqan gelisey sharcigii cusbaa ee hagaajinta ammaanka xarumaha xannaanada carruuruta. Labo qof ayaa u geeriyoodey caabuq fangi (fungal infection)oo ka dillaacay cisbitaalka Royal Aflred Hosptial oo ku yaalla Sydney.
    Show More Show Less
    12 mins
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 27 February 2026
    Feb 27 2026
    Halkan ka dhegeyso warka Soomaaliya oo badankiisu ku saabsan yahay abaaraha ba'an ee ka jira Soomaaliya.
    Show More Show Less
    10 mins
  • “Anshax xumo iyo Kibir”- Andrew ma laga saari karaa safka dhaxalka boqornimada.
    Feb 26 2026
    "Waa qof qallafsan, isla weyn oo isu arka inuu xaq gaar ah leeyahay, kalana garan waayay farqiga u dhexeeya danta guud ee uu sheegay inuu u adeegayo iyo danihiisa gaarka ah" ayuu yiri Chris Bryant oo ah wasiirka ganacsiga Ingriiska.
    Show More Show Less
    14 mins
  • SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 26 February 2026
    Feb 26 2026
    Qasnajijga heer federaal ee Australia, ayaa sheegay in sicir-bararka ka sarreeya intii la filayay, uu yahay caqabadda ugu weyn ee saamaynaysa miisaaniyadda federaalka ee soo socota. Madaxweynihii hore, Bill Clinton iyo Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda,Hillary Clinton ayaa la filayaa inay toddobaadkan hortagaan guddi ka tirsan Kongress-ka Maraykanka, iyaga oo qeyb ka ah baaritaanka ku saabsan Jeffrey Epstein.
    Show More Show Less
    6 mins
  • Bukaan ka baxsaday xarun dhimmir oo dad laayey iyo is-beddel la codsaday
    Feb 25 2026
    Labo bukaan ayaa ka baxdsaday xarun dhimmir oo ku taalla Sydney maalmo ka dibna laayey dad. Tan ayaa lagu tilmaamay dhibaato ka jirta nidaamka daryeelka caafimaadka ee New South Wales.
    Show More Show Less
    9 mins
  • Ingiriiska ma u dhoofaysaa? Xeer cusub bay kusoo rogeen socdaalayaasha haysta labo dhalasho
    Feb 25 2026
    Laga bilaabo 25-ka Febraayo 2026, muwaadiniinta haysta labada dhalasho ee Australia iyo Ingriiska, ayaa halis ugu jira in loo diido gelintaanka dalka Ingriiska. Halkan ka dhegeyso sababta.
    Show More Show Less
    7 mins