Qarniyadii Dahabiga ahaa ee Islaamka (8–14aad) cover art

Qarniyadii Dahabiga ahaa ee Islaamka (8–14aad)

Qarniyadii Dahabiga ahaa ee Islaamka (8–14aad)

Listen for free

View show details

About this listen

Qarnigii 8aad ilaa 14aad waxa dunida Islaamka ka hanaqaaday casrigii Dahabiga ahaa ee Muslimiinta. Waa waqti ay horumar weyn ka sameeyeen cilmiga, falsafadda, caafimaadka, xisaabta, xiddigiska, iyo farshaxanka. Magaalooyin sida Baqdaad, Qurtuba iyo Qaahira waxay noqdeen xarumo aqooneed oo dunida oo dhan saameyn ku yeeshay.

Qeybtan cusub ee barnaamijkeenna waxaan si qoto dheer ugala sheekeysaney Cabdirisaaq Xasan Rakuub sababihii keenay horumarkaasi, hal-abuurkii iyo cilmibaaristii Muslimiinta ee waqtigaas, iyo sida uu dhaxalkoodu u saameeyay cilmi-horumarinta casriga maanta. Waxaan si gaar ah u taabaneynaa shaqooyinka culumada caanka ah sida Ibn Sina, Al-Khwarizmi, Al-Razi, iyo Ibn Rushd.

Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

No reviews yet
In the spirit of reconciliation, Audible acknowledges the Traditional Custodians of country throughout Australia and their connections to land, sea and community. We pay our respect to their elders past and present and extend that respect to all Aboriginal and Torres Strait Islander peoples today.